Halka Uu Jadon Sancho Ka Gali Karo Shaxda Man United Kadib Markii Lagu Dhawaaqay Saxiixa Xiddiga

Kooxda Man United ayaa ugu dambayn ku dhawaaqday saxiixa xiddiga Jadon Sancho kaas oo noqon doona saxiixa ugu horeeya ee kooxda Man United.

Red Devils ayaa ugu dambayn heshay saxiixa xiddiga kadib markii ay muddo sanad ah ku raad joogtay saxiixa xiddiga laakiin Dortmund ku adkaysay in ay hesho.

Kooxda Man United ayaa xiddiga 21 jirka ah ka saxiixan doonta heshiis 5 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda tan ilaa sanadka 2026.

Sancho ayaa Man United ka dhigi doona koox adag isaga oo ka garab ciyaari doonoa xiddigaha Fernanades iyo Rashford isaga oo United ka dhigi doona koox u tartanta koobabka xilli ciyaareedka dambe.

Three ways Manchester United could line up with Jadon Sancho after submitting new bid - Manchester Evening News

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Aad Is Jeclaysiisid Soddohdaa Kulanka Ugu Horeeya, 6-dan Wado Ayaa Kaa Caawinaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*