Halka Uu Isak Ka Gali Karo Shaxda Liverpool Xilli Reds Diyaarinayso Dalabkii Ugu Weynaa.

Kooxda Liverpool ayaa diyarinaysa dalab waali ah oo ay ku doonayso saxiixa weeraryahanka kooxda Newcastle ee Alexander Isak.

Liverpool ayay ka go’antahay in ay hesho saxiixa xiddiga Alexander Isak si ay ugu xoojiso weerarkeeda xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Slot ayaa la xidhiidhay Newcastle iyaga oo u sheegay in ay diyaar u yihiin in ay miiska saaraan dalab 120 milyan oo euro si ay u helaan Alexander Isak.

Hadii uu dhoco heshiisku, Alexander Isak ayaa noqon doona saxiixa ugu qaalisan taariikhda Premier League.

Xiddiga Alexander Isak ayaa la filayaa in uu hogaamiyo weerarka kooxda Liverpool xilli ciyaareedka dambe.

Hadaba shabakada TransferMarket ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaari karto Liverpool hadii uu Isak ku biro Reda.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga