Halka Uu Ibrahima Konate Ka Gali Karo Shaxda Liverpool Xilli Uu Ku Dhawyahay In Uu Ku Biiro Reds.

Koxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay dhamaystirtay saxiixa daafaca dhexe ee Ibrahima Konate waliba kooxdiisa RB Leipzig kaal heshiisay saxiixiisa ka hor suuqa xagaaga.

Wararka ayaa sheegaya in ay Liverpool xiddiga 21 jirka ah ka bixin doonto lacag dhan 35 milyan oo euro waliba noqon doono saxiixii ugu horeeyay ee kooxda Liverpool suuqa xagaaga.

Kooxda Liverpool ayaa sidoo kale heshiiska shaqsiga ah ka saxiixatay xiddiga reer France iyaga oo ku guulaystay saxiixiisa kadib wadahadalo muddo u socday labada kooxood iyo xiddiga.

Wararka ayaa sheegaya in ay Liverpol haatan sugayso 1 bisha May si ay ugu dhawaaqdo saxiixa xiddiga kaas oo kooxda ku soo biiri doona dhamaadka xilli ciyaareedkan haatan socda.

Hadaba waxa la soo saaray halka uu Ibrahima Konate ka gali karo shaxda Liverpool xilli ciyaareedka dambe marka uu ka soo dago Anfield.

Jurgen Klopp could use a 4-2-4 line-up to go with an all-out attack

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 4 Sifo Oo Cajiib Ah Oo Ay Dumarku Leeyihiin Oo Uuna Ninku Iska Caabin Karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*