Halka Uu Cristiano Ronaldo Ka Gali Karo Shaxda Chelsea Hadii Uu Ku Biiro Blues Kadib Markii Uu Ka Tagay United.

Cristiano Ronaldo ayaa ah xiddig xor ah kadib markii ay Man United Kansashay heshiiskii uu kula jira.

Arintaas ayaa la macno ah in ay chelsea suuqa january qaab xor ah ugu dhaqaaqi karto xiddiga reer Portugal si ay ugu xoojiso weerarkeeda.

Blues ayaa ka mid ah kooxo badan oo doonaya saxiia xiddiga maadama ay awoodo in ay bixiso mushaharkiisa aadka u sareeya.

Cristiano Ronaldo ayaa wax weyn ku soo kordhin kara weerarka chelsea kuwaas oo si weyn ugu dhibaatoonaya dhinaca goolka hortiisa.

Inkasta oo uu Cristiano Ronaldo ku dhibaatooday qaab ciyaareedka xilli ciyaareedkan waa xiddig la isku halayn karo marka ay noqoto gool dhalinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*