Griezmann, Suarez & Xiddigaha U Soo Wada Ciyaaray Barcelona & Atletico Madrid.

Xiddiga Luis Suarez ayaa ugu dambayn isaga tagay kooxda Barcelona 6 sano oo uu difaacayay kooxda ku ciyaarta garoonka Camp Nou isaga oo ku biiray kooxda Atletico Madrid.

Taariikhda, waxa jira xiddigo badan oo soo wada xidhay maaliydaha kooxaha Barcelona iyo Atletco Madrid laakiin waxa jira wax yar oo sharaf u yeeshay in ay labada kooxoodba u soo wada ciyaaraan.

Suarez ayaa noqday xiddigii ugu dambeeyay ee sidaas dameeya kadib markii uu 6 sano ku qaatay Barcelona haatana u ciyaari doona kooxda Atletico Madrid.

Suarez ayaa qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono Atletico Madrid isaga oo isaga tagay Barcelona kadib markii uu Ronald Koeman u sheegay in uuna ku jirin qorshihiisa kooxda.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha u soo wada ciyaaray kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid:

  1. Arocha: BARCELONA (1926-33) & ATLETICO MADRID (1933-36)
  2. Mendonça: ATLETICO MADRID (1958-67) & BARCELONA (1967-69)
  3. Eulogio Martínez: BARCELONA (1955-62) & ATLETICO MADRID (1964-65)
  4. Marcial Pina: BARCELONA (1969-77) & ATLETICO MADRID (1977-80)
  5. Marcos Alonso (Padre): BARCELONA (1982-87) & ATLETICO MADRID (1979-82; 1987-89)
  6. Miquel Soler: BARCELONA (1988-91) & ATLETICO MADRID (1991-92)
  7. Reina (father): BARCELONA (1966-73) & ATLETICO MADRID (1973-80)
  8. L&aburu: BARCELONA (1979-82) & ATLETICO MADRID (1982-88)
  9. Schuster: BARCELONA (1980-88) & ATLETICO MADRID (1990-93)
  10. Eusebio: BARCELONA (1988-95) & ATLETICO MADRID (1987-88)
  11. Julio Alberto: BARCELONA (1982-91) & ATLETICO MADRID (1977-82)
  12. Sergi: BARCELONA (1993-2002) & ATLETICO MADRID (2002-05)
  13. Julio Salinas: BARCELONA (1988-94) & ATLETICO MADRID (1986-88)
  14. Delfi Geli: BARCELONA (1989-91) & ATLETICO MADRID (1994-99)
  15. Juan Carlos: BARCELONA (1991-94) & ATLETICO MADRID (1987-91)
  16. Alfaro: BARCELONA (1992-1993) & ATLETICO MADRID (1996-97)
  17. Abertini: BARCELONA (2005) & ATLETICO MADRID (2002-03)
  18. Nano: BARCELONA (1999-2003) & ATLETICO MADRID (2003-05)
  19. Luis García: ATLETICO MADRID (2002-03 & 2006-09) & BARCELONA (2003-04)
  20. Motta: BARCELONA (2001-2007) & ATLETICO MADRID (2007-08)
  21. Simao Sabrosa: BARCELONA (1999-2001) & ATLETICO MADRID (2007-11)
  22. David Villa: BARCELONA (2010-13) & ATLETICO MADRID (2013-14)
  23. Arda Turan: ATLETICO MADRID (2011-15) & BARCELONA (2015-17)
  24. Griezmann: ATLETICO MADRID (2014-19) & BARCELONA (2019-?)
  25. Luis Suarez: BARCELONA (2014-20) & ATLETICO MADRID (2020-?)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*