Granit Xhaka Oo Si Cad Uga Hadlay Mustaqbalkiisa Kooxda Arsenal , Maxuu Doonayaa?

Granit Xhaka ayaa si cad u sheegay in uu doonayo in xagaagaan ka huleelo Arsenal una wareego kooxda reer Italy ee Roma

Sababta ugu weyn Arsenal u damacsan tahay in ay uga taqalusaan  Granit Xhaka ayaa lagu sheegay dhaawaciisa  oo aad u badan

Macalin Jose Mourinho oo xill ciyaareedka dambe hogaaminaya Roma ayaa si weyn ula dhacsan  laacibkaas , dalab rasmina waa ay ka geeyeen saxiixiisa

Roma waxa ay laacibkaas ku doonayaan 15 milyan oo euro halka Arsenal iyana ku dhaggan yihin 20 milyan

Isaga oo ka hadlayay mustaqbalkiisa  waxa uu Granit Xhaka yiri ” Arsenal waa ay garanayaan wax aan doonayo”

Waxa uu ku adkeeyay kooxdiisa in ay fududeyaan in xagaagaan uu ku biiro Roma oo aad u dooneysa farsamadiisa

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*