Goorma Ayay Barcelona Soo Bandhigeysaa Saxiixooda Cusub Ee Depay?o

Radio Catalonia ayaa shaaca ka qaaday goorta Barcelna ay taageerayaasha iyo warbaahinta u soo bandhigayaan xiddigooda cusub ee Depay

Barcelona ayaa intii tartanka koobka qaramada yurub uu socday waxa a yqaab xor ah ua hishiiyeen Depay , iyadoo tan iyo markii qarankiisa tartankaas ka hareen uu ku maqan yahay fasax

Idaacadaas ayaa haatan sheegeysa in Barcelona damacsan tahay in Depay ay u soo bandhigto taageerayaasha 22-ka bishaan

Depay ayaa la xusay in Barca u saxiixay hishiis gaaraya laba sano kaasi oo ku siman xagaaga 2023-ka

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*