Goorma Ayay Arsenal Ku Guulaysan Kartaa Premier League.

Kooxda Arsenal ayaa doonaysa in Soo gaba-gabayso sugistooda premier league xilli Ciyaareedkan.

Arsenal ayaa 9 Dhibcood ku hogaaminaysa premier league iyada oo Ka Horaysay kooxda Man City.

Waxa la ciyaaray 31 kulan ilaa haatan premier league iyada oo Arsenal leedahay 70 Dhibcood.

Arsenal ayaa u baahan 16 Dhibcood 7 kulan ee uga dhiman premier league si ay ugu guulaysato Horyaalka xilli Ciyaareedkan.

Gunners ayaa u baahan in ay badiso 5 mid kalena bar-baro gasho Si ay ugu guulaysato Horyaalka.

Sidaaa darteed Arsenal ayaa u dabaal-dagi karta ku guulaysiga Premier League kulan West Ham.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga