Goorma Ayaa La Ciyaarayaa Kulankii Tottenam Iyo Arsenal Ee La Baajiyay

Ururka kubadda cagta Ingiriiska ayaa daboolka ka qaaday in dib loo dhigay kulanka Tottenham iyo Arsenal ee lagu waday in beri uu dhaco

Arsenal ayaa codsatay in dib loo dhigo waliba lama shaacin goorta dib loo ciyaarayo.

Go`aanka dib u dhigista ayaa yimid a dib markii 13 ciyaartooy Arsenal ah laga helay xanuunka

Arintaan ayaa imaaneysa xilli Arsenal ciyaartooy qaar dhaawac ka yihiin halka qaarna qaramadooda afrika soo aadeen

Waxa uu FA -ga Ingiriiska raali gilin ka bixiyeen dib u dhacaas ku yimid kulankaas