Goolhayayaasha U Tartamaya Goolhayaha Ugu Fiican Adduunka Oo La Soo Saaray.

Goolhayayaasha u tartamaya abaalmarinta Goolhayaha ugu fiican adduunka ee Yashin Trophy  ayaa la soo saaray.

Abaalmarinta Goolhayaha ugu fiican adduunka sanadka ayaa la filayaa in ay ku tartamaan Goolhayaha sida fiican u ciyaaray xilli ciyaareedkii hore.

Goolhayayaasha u tartami doona waxaa ka mid ah Gianluigi Donnarumma (PSG) iyo Alisson Becker (Liverpool iyo Brazil).

Donnarumma ayaa ah xiddiga ugu cadcad abaalmarinta kadib markii uu kula guulaystay UEFA Champions League kooxda PSG xilli ciyaareedkii hore.

Ku guuleystaha abaalmarinta waxaa lagu dhawaaqi doonaa Sebtember xafladda Ballon d’Or ee 2025 ee Paris bisha soo socota.

Halkan kaga bogo liiska:

Yassine Bounou (Al-Hilal and Morocco)

Lucas Chevalier (Lille and France)

Thibaut Courtois (Real Madrid and Belgium)

Alisson Becker (Liverpool iyo Brazil).

Gianluigi Donnarumma (PSG and Italy)

Emiliano Martinez (Aston Villa and Argentina)

Jan Oblak (Atletico Madrid and Slovenia)

David Raya (Arsenal and Spain)

Matz Sels (Nottingham Forest and Belgium)

Yann Sommer (Inter Milan).

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga