Goolasha Iyo Caawinta Uu Mohamed Salah Sameeyay 8-dii Xilli Ciyaareed Ee Uu Joogay Liverpool.

Mohamed Salah ayaa xaqiijiyay in uu Ka Tagi Doono Liverpool Dhamaadka xilli Ciyaareedkan

Xilli Ciyaareedkan ayaa ah midkii 9-aad ee Uu Salah joogo Liverpool isaga oo Soo dhamaystay 8 xilli Ciyaareed oo hore.

Salah ayaa wacdaro dhigayay tan ilaa xilli Ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee kooxda.

Hadaba Halka hoose kaga bogo goolasha iyo caawinta uu sameeyay Salah 8-dii Xilli Ciyaareed ee Uu joogay kooxda.

▪️ 2017/18 ⚽ 44 Gool 🅰️ 16 Caawin

▪️ 2018/19 ⚽ 27 Gool 🅰️ 10 Caawin

▪️ 2019/20 ⚽ 23 Goil 🅰️ 13 Caawin

▪️ 2020/21 ⚽ 31 Gool 🅰️ 6 Caawin

▪️ 2021/22 ⚽ 31 Gool 🅰️ 15 Caawin

▪️ 2022/23 ⚽ 30 Gool 🅰️ 16 Caawin

▪️ 2023/24 ⚽ 25 Gool 🅰️ 14 Caawin

▪️ 2024/25 ⚽ 34 Gool 🅰️ 23 Caawin

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga