Gool Dhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraysa

Gool dhalinta horyaalka premier League ayaa maraysa meel xiiso iyo xamaasad leh inkasta oo kaliya la ciyaara 6 kulan xilli ciyaareedka.

Waxa jira xiddigo haatanba is muujiyay waliba soo bandhigay qaab ciyaareed fiican isla markaas muujiyay awoodooda gool dhalin horyaalka premier League.

Xiddiga kooxda Leicester City ee Jamie Vardy ayaa hogaaminaya gool dhalinta horyaalka isaga oo la goolal ah xiddigaha Michail Antonio iyo Mohamed Salah kuwaas oo wada leh min 5 gool.

Dhanka kale xiddigaha Bruno Fernandes Iyo Ismaila Sarr ayaa ku wada jira kaalinta 2-aad iyaga oo wada dhaliyay 4 gool ilaa haatan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Xiddigo ay ka mid yihiin Cristiano Ronaldo, Diogo Jota, Romelu Lukaku iyo Sadio Mane ayaa dhankooda wada leh min 3 gool ilaa haatan kadib markii ay ciyaareen min 3 gool premier League.

Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta.

#PlayerTeamAgeNationalityGoals
1.Jamie VardyLeicester34England5
2,Michail AntonioWest Ham31England5
3.Mohamed SalahLiverpool29Egypt5
4.Bruno FernandesManchester United27Portugal4
5.Ismaila SarrWatford23Senegal4
6.Cristiano RonaldoManchester United36Portugal3
7.Demarai GrayEverton25England3
8.Diogo JotaLiverpool24Portugal3
9.Dominic Calvert-LewinEverton24England3
10.Mason GreenwoodManchester United19England3
11.Neal MaupayBrighton25France3
12.RaphinhaLeeds24Brazil3
13.Romelu LukakuChelsea28Belgium3
14.Sadio ManéLiverpool29Senegal3
15.Saïd BenrahmaWest Ham26Algeria3
16.Son Heung-MinTottenham29South Korea3

Sii Akhriso: Ma Dhacdaa In Uu Nin Kuu Yeedho “Quruxleyda”, Waliba Mar Walba Ma Adeegsadaa Kalmadaas, Hadaba Halkan Kaga Bogo Waxa Uu Uga Jeedo & Macnaha Ay Leedahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*