Gool Dhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraysa & Salah Oo Wali Hor Boodaya.

Tartanka Gool dhalinta Premier League ayaa maraya meel xasaasi ah xilli lagu sii dhawaanayo dhamaadka xilli ciyaareedka 2020/2021.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa hogaaminaya gool dhalinta isaga oo leh 17 gool ugu yaraan 2 gool-na ka dambeeya xiddiga ugu soo dhaw.

Xiddiga kooxda Man United ee Burno Fernandes ayaa dhankiisa kali ku noqday kaalinta 2-aad isaga oo 2 gool ka horeeya xiddigaha ugu soo dhaw.

Xiddigaha Dominic Calvert-Lewin, Son Heung-Min Iyo Harry Kane ayaa dhamaantood wada leh 13 gool horyaalka premier League ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Xiddigaha Jamie Vardy iyo Patrick Bamford ayaa dhankooda dhaliyay min 12 gool oo horyaalka premier League ah xilli ciyaareedkan.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha Ugu Goolasha Badan premier League xilli ciyaareedkan

No.XiddigaKooxdaXulkaGoolasha
1.Mohamed SalahLiverpoolEgypt17
2.Bruno FernandesManchester UnitedPortugal15
3.Dominic Calvert-LewinEvertonEngland13
4.Harry KaneTottenhamEngland13
5.Son Heung-MinTottenhamSouth Korea13
6.Jamie VardyLeicesterEngland12
7.Patrick BamfordLeedsEngland12
8.Ilkay GündoganManchester CityGermany11
9.Callum WilsonNewcastleEngland10
19Ollie WatkinsAston VillaEngland10
11.Harvey BarnesLeicesterEngland9
12Marcus RashfordManchester UnitedEngland9
13.Raheem SterlingManchester CityEngland9
14.Wilfried ZahaCrystal PalaceIvory Coast9

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*