
Gool dhalinta horyaalka Serie A-da ayaa maraysa meel xiiso leh iyada oo ay xiddigo badan isku baacsanayaa gool dhalinta ilaa haatan.
Waxa la maraya bartamaha xilli ciyaareedka Serie A-da waxana gool dhalinta hogaaminaya xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo.
Xiddiga reer Portugal ayaa ilaa haatan dhaliyay 15 gool kulamada horyaalka Serie A-da.
Waxa kaalinta 2-aad ku jira xiddig kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku kaas oo dhaliyay 12 gool halka uu xiddiga Lazio ahna xiddigii sanadkii hore ku guulaystay gool dhalinta ee Ciro Immobile ku jiro kaalinta 3-aad.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha ugu goolasha badan serie A-da ilaa haatan:
# | Player | Team | Nationality | Goals |
---|---|---|---|---|
1. | Cristiano Ronaldo | Juventus | Portugal | 15 |
2. | Romelu Lukaku | Inter | Belgium | 12 |
3. | Ciro Immobile | Lazio | Italy | 11 |
4. | João Pedro | Cagliari | Brazil | 10 |
5. | Luis Muriel | Atalanta | Colombia | 10 |
6. | Zlatan Ibrahimovic | Milan | Sweden | 10 |
Be the first to comment