Gool Dhalinta Horyaalka Premeir League Oo Meel Xiiso Leh Maraysa & Salah Oo Lagala Wareegay Hogaaminta Gool Dhalinta.

Tartanka Gool dhalinta horyaalka premier League ayaa meel xiiso leh maraysa kadib markii la ciyaaray todobaadkii 30-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa markii ugu horaysay lagala wareegay Hogaaminta gool dhalita La Liga iyada oo uu haatan hogaaminayo xiddiga kooxda Tottenham ee Harry Kane.

Kane ayaa laba gool dhaliyay kulankii ay Tottenham bar-baraha la gashay kooxda Newcastle United waxana uu haatan hogaaminayaa gool dhalinta isaga oo hal gool ka horeeya xiddiga Mohamed Salah.

Waxa kaalinta 3-aad ku jira xiddiga Bruno Fernandes kaas oo aan kulamadii uu dambeeyay wax gool ah dhalin horyaalka premier League halka uu xiddiga Everton ee Dominic Calvert-Lewin ku jiro kaalinta 4-aad.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

No.XiddigaKooxdaDa’daXulkaGoolasha
1.Harry KaneTottenham27England19
2.Mohamed SalahLiverpool28Egypt18
3.Bruno FernandesManchester United26Portugal16
4.Dominic Calvert-LewinEverton24England14
5.Patrick BamfordLeeds27England14
6.Son Heung-MinTottenham28South Korea13
7.Ilkay GündoganManchester City30Germany12
8.Jamie VardyLeicester34England12
9.Alexandre LacazetteArsenal29France11
10Ollie WatkinsAston Villa25England11
11.Callum WilsonNewcastle29England10
12.Marcus RashfordManchester United23England10
13.Danny IngsSouthampton28England9
14.Harvey BarnesLeicester23England9
15.Pierre-Emerick AubameyangArsenal31Gabon9
16Raheem SterlingManchester City26England9
17.Riyad MahrezManchester City30Algeria9
18.Tomas SoucekWest Ham26Czech Republic9
19.Wilfried ZahaCrystal Palace28Ivory Coast9
20.Diogo JotaLiverpool24Portugal8
21Gabriel JesusManchester City24Brazil8
22.James MaddisonLeicester24England8
23.Neal MaupayBrighton24France8

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Gacaliyahaagu Kuu Waasho Waliba Kaa Maarmi Waayo Si Waali Ahna Kuu Jeclaado, Wadooyinkan Raac, La’aantaa Ma Seexan karo Xitaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*