Gabriel Agbonlahor Oo Soo Xushay Shaxdiisa Ugu Fiican Taariikhda Premier League.

kabtankii hore ee Aston Villa Gabriel Agbonlahor ayaa doortay shaxda ugu fiican taariikhda horyaalka premier League.

Horyaalka premier League ayay ka soo ciyaareen xiddigo badan oo waaweyn kuwaas sidoo kale si weyn looga yaqaano adduunka kuna soo guulaystay koobab badab.

Premier League ayaa ah midka ugu xiisaha badan adduunka waxana ka soo ciyaaray xiddigo isku qoray taariikhda kubada cagta hadii ay tahay boos kasta oo kubada cagta ah.

Halyeeyga Premier League ee Gabriel Agbonlahor ayaana soo xushay shaxdiisa ugu fiican ee horyaalka premier Leageu isaga oo soo xushay 11-ka xiddig ee ugu fiican.

Xiddigaha Liverpool iyo Man City ee Mohamed Salah iyo Kyle Walker ayaa ah xiddigaha ciyaara kubada cagta iyada oo dhamaan xiddigaha kale ee shaxda Gabriel Agbonlahor ku jira yihiin kuwo ka fadhiistay ciyaaraha.

Sii Akhriso: 3 Dumar Ah Oo Raggu Neceb Yihiin..Waa Kuwee?

تشكيل أجبونلاهور للأفضل في تاريخ الدوري الإنجليزي الممتاز

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*