Fursadaha Man United & Liverpool Ee Helitaanka Saxiixa Sergio Ramos.

Wargayska The Athletic ayaa meesha ka saaray fursadaha uu daafaca Sergi Ramos ugu biiri karo midkood kooxaha Liverpool ama Man United.

Daafaca dhexe ee reer Spain Sergio Ramos ayaa xor noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedkan sidoo kale wadahadalo la qaadan kara kooxaha kae.

Isla Wargayska ayaa sheegay in uuna xiddigu ku biiri doonin kooxaha premier League maadama uuna doonayn in uu ku biiro dalka England.

Ramos ayaa diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Real Madrid xilli ay Maamulka Los Blancos oo uu Zidane hogaaminayo doonayo in uu xiddigu sii joogo kooxda.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumar: 4 Ficil Oo Ay Gabadhu Ku Xadi Karto Qalbiga Ninka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*