Hordhac: Fulham Vs Man United : Ole Gunner Oo Raadinaya Rikoor Ay Ku Dhigaan Banaanka Garoonkooda”

Man United ayaa marti u ah Fulham oo ay wada ciyaarayaan kulan ka tirsan wareegga 20-aad ee horyaalka Ingiriiska .

Xogta Kulanka

Fulham waa bilaa guul 7 kulan oo horyaalka ah , 5 jeer bar bar dhac galeen halka laba jeerna ay guul dareysteen

* Man United ayaa kulankaan galeysaa iyadoo aan laga badin 11 kulan oo horyaalka tan markii ay ku hor kufeen Arsenal 1-sii November

*United xilli ciyareedkaan waxa ay rikoor wacan ka haystaan banaanka garoonkooda , 7 jeer waa soo badiyeen , waxa ayna haatan kaliya u baahan yihiin kulankii 8-aad ay badiyaan si u bar bareeyeen rikoorkoodii 2019/2020 xiligaas oo ay 8 jeer sidaas sameeyeen .

* United waa bilaa guul darro 8 kulan oo horyaalka ah oo ay la kulmeen koox heerka labaad ka timid , waxa ayna ku dhaliyeen 25 gool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*