Frank Lampard Oo Weerar Ku Qaaday Xiddigaha Kooxdiisa Kadib Guuldaradii Leicester City.

Tabaabaraha Kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa weerar kuq aaday xiddigaha kooxdiisa isaga oo sheegay in uuna raali ka ahayn qaab ciyaareedkii ay kooxdiisu soo dhigtay kulankii Leicester City.

Chelsea ayaa guuldaro niyad jab leh kala kulantay kooxda Leicester City taas oo ahayd guuldaradii 5-aad ee 8-dii kulan ee ugu dambeeyay premier League.

Lampard oo weeraray xiddigaha kooxdiisa ayaa yidhi”Waxa jira xiddigo aan u ciyaarayn sidii loogu tala galay, waana runta irta”.

“Kooxda chelsea ee haatan lama tayo ahan kooxdii Chelsea ee horay ugu guulaystay horyaalka”.

“Xiddigaha chelsea ma qaban shaqadii laga doonayay kulanka waxana ay sameeyeen khaladaad cadaad ah khaati ayaanan ka taaganahay arintas”ayuu sii raaciyay.

“Chelsea diyaar uma ahan in ay u tartanto horyaalka premier League waana in aad iska ilowdaan arintaas kuna soo laabataan xaqiiqadu waxa y tahay, chelsea ma ahan koox u tartami karta horyaalka”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 5 Calaamad Oo Kuu Muujinaysa In Uu Gacaliyahaagu Aad Kuu Jecelyahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*