
Saxafiga reer Spain ee Guillem Balague ayaa sheegay in uu tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard doonayo in uu tababare u noqdo kooxda Barcelona.
Lampard ayaa xirfadiisa tababaranimo ka bilaabay Derby County ka hor inta uuna noqon tababaraha kooxda chelsea isaga oo ku hogaamiyay 4-ta boos ee ugu sareeya premier League xilli ciyaareedkan.
Tababaraha 42 jirka ah ayaa haatan wakhti adag ku qaadanaya kooxda Chelsea iyada oo kooxdiisu heshay natiijooyin xun kulamadii ugu dambeeyay.
Saxafiga Balague ayaa sheegay in uu Lampard doonayo in uu tababare u noqdo kooxda Barcelona waliba ku riyoonayo waligiis in uu hogaamiyo kooxdaas.
Be the first to comment