Kooxda Arsenal ayaa war xun ka heshay xaalada xiddiga Jeremie Frimpong kaas oo ku dhaawacmay waajibaadka xulka qarankiisa.
Xiddiga Jeremie Frimpong ayaa xulkiisa Netherlands kala qayb galay kulamada heerka calami ee Maalmihii ugu dambeeyay socday.
Tababaraha xulka qaranka Netherlands Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in uu dhaawac soo gaadhay xiddiga Jeremie Frimpong intii lagu jiray fasaxa xulalka.
Dhaawaca Jeremie Frimpong ayaa dhirbaaxo ku ah kooxda Liverpool oo la dhibaatoonaysa dhaawacyo xilli ciyaareedkan gaar ahaan dhinaca daafaca.
Be the first to comment