Euro 2024 Oo Qarka U Saaran In Ay Jabiso Rikoodh La Dhigay Euro 2020

Goolasha la iska dhaliyo ayaa sii badananya tartanka Euro Sandkan.

Goolkii uu iska dhaliyay xulka Turkey ayaa la Mano ah in ilaa haatan si khaldan la isaga dhaliyay 6 gool tartanka Euro.

Waa in ka badan goolasha ay dbaliyeen xiddigaha kale ilaa haatan tartanka Euro.

Xiddiga xulka Georgia ee Georges Mikautadze, xiddiga xulka Serbia Ivan Schranz iyo xiddiga Germany ee Jamal Musiala ayaa ah xiddigaha ugu goolasha Euro ilaa haatan waxana ay dhaliyeen min 2 gool.

Sidaas darteed waxa ka badan goolasha sida khaldan la isaga dhaliyay tartanka.

Tartanka Euro 2024 ayaa kaliya laba gool u jira in uu bar-bareeyo goolashii sida khaldan la isaga dhaliyay tartanka Euro ee sanadkii 2020 wareega Group-yada oo ahayd 8 gool

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga