Edinson Cavani Oo Markii Ugu Horaysay Tababar La Qaatay Kooxda Liverpool, Sawiro

Saxiixa cusub ee kooxda Man United ee Edinson Cavani ayaa markii ugu horaysay tababar la qaatay xiddigaha ay isku kooxda yihiin ee Man United tan ilaa markii uu ku soo biiray.

Cavani ayaa Man United si xor ah ugu soo biiray Maalintii ugu dambaysay suuqa kala iibsiga isaga oo u saxiixay heshiis hal sano ah.

Laakiin xiddiga reer Uruguay ayaan u dhawaan xiddigaha kale ee Man United sabab la xidhiidha in la galiyay karantiil 14 Maalin ah sabab la xidhiidha xanuunka Korona.

Xiddiga 32 jirka ah ayaa seegay kulankii ay kooxdiisa Man United guusha 4/1 ah ka gaadhay kooxda Newcastle kana tirsanaa premier League.

Laakiin xiddiga ayaa maanta si buuxda tababarka ula qaatay xiddigaha ay isku kooxda yihiin ka hor kulanka champions League ay kooxdiisu la ciyaari doonto kooxdiisii hore ee PSG.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Sii Akhriso: Ciidamo Badan Oo Ka Tirsan Kuwa Gaarka U Tababaran Ee Dawlada Federaalka Somaliya Oo Loo Daad-Gureeyay Magaalada Jowhar + Sabab.

Laacib.net

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*