Eden Hazard Oo Isha Ku Haya In Uu Soo Afjaro Abaarta Gool Dhalinta Champions League

Kadib markii uu soo afjaray abaartii gool la’aanta ee horyaalka La Liga Eden Hazard ayaa dareenkiisa u jeedinaya champions League oo ay kooxdiisu la ciyaari doonto Inter Milan.

Xiddiga reer Belguim ayaan ahayn gool dhaliye sidoo kale ku dhibaatooda gool dhalinta tartanka champions League.

Markii ugu dambaysay ee uu xiddiga Hazard gool ka dhaliyay tartanka champions League ayaa ahayd 22 bishii November sanadkii 2017 markaas oo uu u ciyaarayay kooxda Chelsea.

Hazard ayaan wixii intaas ka dambeyay aan dhalin wax goolal ah tartanka champions League isaga oo aan ciyaarin sabab la xidhiidha dhaawacyo iyo sababo kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*