Dortmund Oo Farriin U Dirtay Haaland , Xaalka Ma Fiicna

Maamulka Dortmund ayaa hoosta ka xariiqay in ay jirto warbxin uu sii daayay Haaland oo uu ku sheegay in maamulka cadaadis ku hayaan si mustaqbalkiisa uu u go`aamiyo .

Waxa jira warar tilmaamaya in Haaland kooxdaas ka tagayo xagaaga waxaana xiiso weyn u qaba kooxo ay ka mid yihiin Barcelona , Real , City iyp PSG

Madaxa fulinta kooxdaas Dortmund ee Hans-Joachim Watzke ayaa warbaahinta Jarmalka ka yiri” Haaland waa shaqsi cafis badan , dhalinyaro ah wax dhib aan ku qabno ma jirto”.

” Balse waxaa qasab ah in uu fahmo xaaladda haatan aan ku jirno , waayo ma sugi karno illaa May” ayuu sii raaciyay agaasimahaas .

Dortmund waxa ay dadaal ku bixinayaan in Haaland ku qanciyaan in hishiis cusub uu saxiixo halka  dhankiisa uu baadi goobayo tijaabo cusun

Waxaa xusid mudan in wakiilka Haaland uu dhawanahaan kulamo gaar gaar ah la yeelanayay Real iyo Barcelona waxa ayna arinta la xariirtay laacibka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*