
Kooxda Tottenham ayaa garaacday Man City kulan ka tirsanaa premier League todobaadkiisii 2-aad ee xilli ciyaareedka cusub.
Tababaraha Kooxda Tottenham ee Thomas Frank ayaa garaacay Man City kulan ka tirsanaa premier League kana dhacay Etihad Staduim.
Kadib markii uu horay u garaacay Man City markii uu hogaaminayay kooxda Brentford tababare Thomas Frank ayaa noqday tababarihii 3-aad ee Pep Guardiola kaga badiya Minin Iyo marti kulan horyaalka ah isaga oo hogaaminaya laba kooxood oo kala duwan.
Tababarayaasha kaga horeeyay rikoodhka ayaa ah José Mourinho (Real Madrid & Man Utd) iyo Antonio Conte (Chelsea & Tottenham).
Be the first to comment