Dib U Eegid: Mohamed Salah Oo Boodhka Ka Jaftay Rikoodh Laga Dhigay Liverpool

Mohamed Salah aya guul muhiim ah ku hogaamiyay kooxda Liverpoo kulan ay garaaceen West Ham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Xiddiga Mohamed Salah ayaa laba gool oo qurux badan u dhaliyay kooxda Liverpool isaga oo guul muhiim ah ku hogaamiyay kooxdiisa Liverpool.

Kadib labadaas gool xiddiga Mohamed Salah ayaa boodhka ka jaftay rikoodh cajiib ah oo horay looga dhigay Liverpool Tartamada oo dhan.

Mohamed Salah ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee ee dhaliya 20 gool iyo wax ka badan 4 xilli ciyaareed oo xidhiidh ah tartamada oo dhan tan ilaa Ian Rash kaas oo 6 xilli ciyaareed.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*