Dib U Eegid: Liverpool Oo Boodhka Ka Jafatay Rikoodh Xun Kadib Kulankii City.

Kooxda Liverpool ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Man City kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa premier League.

Liverpool ayaa laga dhaliyay goolka guusha daqiiqadii 90+3-aad iyada oo rikoodhe loo dhigay kooxda Man City.

Kadib goolka, Liverpool laga dhaliyay 4 jeer gool wixii ka dambeeya 90–ka xilli ciyaareedkan waana kooxda ugu badan.

Reds ayaa boodhka ka jafatay rikoodhkan xun oo ay horay u dhigeen kooxaha Watford in 2017-18, West Ham in 2021-22, Watford in 2021-22 iyo  Southampton in 2024-25.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga