Dib U Eegid: Lionel Messi Oo Baal Dahab Ah Ka Galay Taariikhda Koobka Adduunka Inkasta Oo La Garaacay Xulkiisa.

Xiddiga xulka qaranka Aregtina ee Lionel Messi ayaa baal dahab ah ka galay taariikhda koobka adduunka.

Lionel Messi ayaa gool u dhaliyay xulkiisa kulankii uu guuldarada kala kulmay xulka Suadi Arabia kulan lama filaan ku noqday adduunka oo dhan.

Messi ayaa furay goolasha xulkiisa kadib markii uu rikoodhe u dhaliyay bilowgii qaybta hore ee ciyaarta.

Kadib goolka Lionel Messi ayaa noqday xiddiga 5-aad ee taariikhda koobka adduunka gool dhaliyay 4 koob adduun oo kala duwan (2006, 2014, 2018, 2022) kadib Pelé, Uwe Seeler, Miroslav Klose & Cristiano Ronaldo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*