Dib U Eegid: Haaland Oo Isku Qoray Taariikhda Champion-ka

Haaland ayaa taariikhda Champion-ka isku qoray ka dib kulankii kooxdiisa iyo Sevilla

Kulankaas oo wareegga 1-aad ee Group-yada ka tirsanaa ayay City ku badiyeen afar gool oo nadiif ah xilli Haaland oo laba dhaliyay

Laacibkaan ayaa noqday xididga ugu deg degsiimada  badan dhanka gool dhalinta tartankaas , 25 gool ayuu ku dhaliyay ka dib 20 kulan oo uu ka ciyaaray

Benzema ayaa isla tiradaas oo kale ku dhaliyay 12 gool , Lewandoski 11 gool  halka Messi ku dhaliyay 8