Dhirbaaxo: Xiddig Liverpool Oo La Xaqiijiyay In Uu Muddo Dhaawac Ku Maqnaan Doono.

Tababaraha Kooxd Liverpool ee Arne Slot ayaa xaqiijiyay in xiddiga Jeremie Frimpong uu soo gaadhay dhaawac isla markaas garoomada ka maqnaan doono muddo.

Xiddiga Jeremie Frimpong ayaa ka baxay qaybtii dambe ee kulankii Bournemouth ee premier League ay Liverpool ka badisay jimicihii hore.

Haatan Slot ayaa xaqiijiyay in uu xiddiga Jeremie Frimpong garoomada ka maqnaan doono ilaa Bisha September kadib fasaxa kulamada caalamiga h.

Xiddiga ayaa maqnaan doona sabab la xidhiidha dhaawac muruqa ah oo ka soo gaadhay kulankii Bournemouth.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga