Deportivo Vs Barcelona : Kooxda Camp Iyaga Ayaa Gacan Sareeyay Kulamadii Ugu Dambeeyay

Barcelona ayaa kulankaas galeysa iyadoo niyad ahaan ay wacan yihiin ka dib guushii Chamion-ka ee ay ka gaareen Juventus .

Dhanka dhaawacyada kulankaas waa maqan yahay Araujo oo kulankii Juve aya lagu haleelay halka Umtiti iyo Stegen ay ku soo laabteen tababarkii kooxda  balse kulankaan ma safan doonaan

Xogta Kulanka 

Barcelona waa ay badiyeen 7-dii kulan ee ugu dambeeysay ee ay ka hor tageen Deportivo Alavaes  dhamaan tartamada.

*Barcelona waxa ay ku guuleysteen in 7dii – kulan ee ugu dambeeyay  ee Alavaes la ciyaareen in ay ka baxaan  garoonka iyadoo shabaqooda nadiif yahay

*Deportivo waa ay ku fashilmeen in wax gool ah ku dhaliyaan garoonkooda sedexdii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ku ciyaareen

Alaves kaliya waxa ay badiyeen hal kulan 8 dii kulan ee ugu dambeeysay horyaalka

Natiijada 5-tii kulan ee ugu dambeeyay labadaan koox

Deportivo Alavés 0–5 Barcelona | La Liga 19/20
Barcelona 4–1 Deportivo Alavés | La Liga 19/20
Deportivo Alavés 0–2 Barcelona | La Liga 18/19
Barcelona 3–0 Deportivo Alavés | La Liga 18/19
Barcelona 2–1 Deportivo Alavés | La Liga 17/18

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*