Depay Oo Laga Xayuubiyay Lambarka 9-aad , Lewandowski Ayaa Loo Xeray

Lewandowski ayaa ku soo muuqday funaanadii saaxibkiisa Depay ka dib markii maanta laacibka loo soo bandhigay saxaafadda

Lewandowski ayaa ku biiray Barca xagaagaan ka diob 50 milyan oo euro oo uu kaga soo wareegay Munich

Inta lagu jiray safarka Barca ay ugu diayar garoobayeen xilli ciyaareedka bilaabanaya waxa uu Lewandowski ku soo muuqday lambarka 12-aad maadaama Depay uu xernaa lambarka 9-aad

Haatan ,Barca waxa ay Lewandowski siiyeen lambarka 9-aad waxa ayna uga gon lahaayeen in suuqa geyn fiican u helaan maaliyadda cusub ee xiddigooda Lewandowski

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*