DEG-DEG: Xulalka Sweden Iyo Turkey Oo U Soo Baxay Koobka Addunka.

Xulka qaranka Turkey ayaa Si Rasmi ah ugu Soo Baxay Koobka Addunka.

Xulka Turkey ayaa ciyaarayay kulanka is reeb-reebka Koobka Addunka oo ay Ka badiyeen xulka Kosovo.

Xulka Turkey ayaa ku badiyay gool uu u dhaliyay xiddiga Aktürkoğlu kaas oo xulkiisa u horseeday u Soo Bixista Koobka Addunka.

Sidoo kale xulka Sweden ayaa u Soo Baxay Koobka adduunka kadib markii ay Ka badiyeen xulka Poland.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga