DEG-DEG: Xiddig U Ciyaara Real Madrid Oo Maray Wadaddii Benzema, Sucuudi Ayuu Aaday.

Daafaca kooxda Real Madrid ee Nacho ayaa maray Wadaddii Karim Benzema waxana uu ku biiray horyaalka sucuudiga.

Halyeeyga Real Madrid ayaa soo afjaray sanado Badan oo uu ku sugaa kooxda Real Madrid isaga oo ka ciyaari doona horyaalka sucuudiga.

Fabrizio Romano ayaa sheegay in uu Nacho haatanab dhamaystiray caafimaadka Kooxda sucuudiga ka ciyaarta ee Al Qadsiah.

Nacho ayaa qalinka ku duugi doona heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono horyaalka lagu sii socdo sanadihii ugu dambeeyay.

Xiddiga Nacho ayaa kooxda Real Madrid kula guulaystay koobab Badan oo ay ku jiraan champions League Iyo waliba La Liga

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga