
Daawadayaasheena Sharafta leh waxaan idinkuso dhaweyneynaa muuqaalkan xiisaha badan ee habeenimo kaaso koobaya dhamaan dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee maanta ka dhacayay dunida.
Qodobadii ugu dambeeyey waxa kamid ah , Xiddiga kooxda Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa warqada bixitaanka u gudbiyay Mamulka Man United una sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda.
Sidoo kale Barcelona ayaa war farxad leh ka heshay saxiixyada ee aad ugu dhowdahay Livandoski, Raphinha & kuwo kale ee aad ugu dhowdahay,