Deg Deg: Mohamed Salah Oo Laga Helay Xanuunka Karoona

Ururka kubada cagta Masar ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga Liverpool ee Salah laga helay xanuunka dunida ku baahay ee caaqbuqa karoona

Mohamed Salah ayaa la joogay qarankiisa kuwaasi oo u diyaar garoobaya  kualmo ka tirsan wareegga sedexaad iyo afaraad ee is reeb reebka loogu soo baxayo koobka qaramada Africa .

Waxa ay shaaca ka qaadeen in Salah laga helay xanuunka ka dib baaritaano lagu sameeyay ciyaartooyda qaranka.

” Salah haatan waxa uu sameeynayaa  is go`doomin waxaana arintaas ku wehlinaya  dhamaan dadkii  uu la macaamilay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*