Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah Shaqada uga Caydhisay tababare Ruben Amorim kadib Bar-Barihii Leeds United.
Ruben Amorim ayuu Cadaadis weynaa saarnaa Xilli Ciyaareerdkan kadib guuldarooyin iyo natiijooyin xun oo joogto ah.
Kadib Kulankii Leeds United Ruben Amorim ayaa weerar ku qaaday masuuliyiinta sare we kooxda.
Haatan waxa si Rasmi ah loo Xaqiijiyay in ay United Shaqada Ka Caydhisay tababare Ruben Amorim.
Be the first to comment