Kooxda Man United ayaa wadahadalo horumar leh kula jirt Tababare Ole Gunnar Solskjær si uu u noqdo badalka Ruben Amorim.
Man United ayaa Suuqa ugu jirta badalka Ruben Amorim Oo ka tagay Shaqada kooxda.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Man United wadahadalo horumar leh kula jirt Tababare Ole Gunnar Solskjær si uu u noqdo badalka Ruben Amorim.
Ole Gunnar Solskjær ayaa dhinaciisa diyaar u ah In Uu noqdo tababaraha cusub ee kooxda kadib markii uu horay ugu Soo shaqeeyay kooxda.
Be the first to comment