DEG-DEG: Man United Oo Ku Dhawaaqday Tababaraha Badali Doona Ruben Amorim.

Kooxda Man United ayaa Shaacisay Tababaraha Badali Doona Ruben Amorim kadib markii ay Shaqada Ka Caydhisay tababaraha.

Haatan Man United ayaa Shaacisay Tababaraha Hogaamina Doona Kooxda kadib Ruben Amorim.

United ayaa si ku meel gaadh ah u Shaacisay in xiddigii hore ee kooxda Darren Fletcher uu tababari doono kooxda Man United.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga