
Kooxda Liverpool ayaa u muuqata kuwo doonaya in ay si deg-deg ah u dhamaystiraan heshiiska xiddiga Alexander Isak inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.
Liverpool ayaa Alexander Isak ka dhigtay bartilmaameedka 1-aad waxana ay doonayaan in ay xoojiyaan weerarkooda uqa kala iibsiga xagaaga.
Sida laga soo xigtay Sky Sport, Wadahadalada u dhexeeya Newcastle Iyo Liverpool ayaa maraya meel horumar leh si ay uga heshiiyaan qiimaha xiddiga.
Liverpool ayaa wakhti hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga Alexander Isak waxana uu ogolaaday heshiis 5 sano ah.
Be the first to comment