DEG-DEG: Kulanka Liverpool Iyo Man United Oo Go’aan Laga Gaadhay Kadib Xaalad Soo Korortay.

Masuuliyiinta Dawlada Hoose ee Liverpool ayaa go’aan ka gaadhay kulanka adag ee premier League ee u dhexeeya Kooxaha Man United Iyo Liverpool.

Kulanka Liverpool Iyo Man United ayaa loo balansanyahay in la ciyaari 7:30 fiidnimo ee caawa kulan ka tirsan premier League.

Laakiin shaki weyn ayaa soo wajahay kulanka sabab la xidhiidha xaalad jawi xumo oo soo wajahday magaalada Liverpool.

Laakiin haatan waxa la xaqiijiyay in la ciyaari doono kulanka ka dhici doona Anfield kana tirsan horyaalka premier League.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga