DEG-DEG: Julian Alvarez Oo Wadnaha Gooyay Man City.

Xiddiga kooxda Man City ee Julian Alvarez ayaa lagu soo waramayaa in uu diiday heshiis 4 oo ay u soo bandhigtay kooxda Man City.

Xiddiga reer Argentine ee Julian Alvarez ayaa lagu soo waramayaa in uu bixitaan ka codsaday maamulka kooxda Inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.

Julian Alvarez ayaan si joogto ah ugu ciyaarin kooxda Man City waxana uu inta badan kaydka u fadhiyaa kooxda.

Xiddiga Julian Alvarez ayaa codsaday inuu ka tago Man City ka dib markii uu diiday qandaraas cusub oo afar sano ah.

Waxa uu sidoo kale dalbaday in City ay dejiso qiime ‘macquul ah’ oo ay ku sano ah si ay ugu fududaato in uu ka tago kooxda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga