DEG-DEG: Jeremie Frimpong Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Liverpool.

Xiddiga Jeremie Frimpong ayaa maanta tijaabada caafimaadka u maraya Kooxda Liverpool si uu u dhamaystiro heshiiska u ugu biirayo Reds.

Xiddiga Jeremie Frimpong ayaa heshiis 5 sano ah u saxiixay kooxda Liverpool si uu u noqdo saxiixoodii ugu horeeyay e suuqa xagaaga.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in uu Jeremie Frimpong maanta u mari doono Liverpool tijaabada caafimaadka.

Sidoo kale waxa la sheegaya in uu Jeremie Frimpong kooxda Liverpool u qaadan doono Lambarka No.30.

Xiddiga Jeremie Frimpong ayaa noqon doona badalka Tooska ah ee xiddiga Trent oo ka tagaya kooxda xagaaga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga