DEG-DEG: Jadwalka Kulamada Ugu Horeeya Ee La Liga Xilli Ciyaareedka 2021/2022 Oo La Shaaciyay.

Maamulka Horyaalka La Liga ayaa si Rasmi ah u shaaciyay jadawlaka kulamada horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka cusub ee 2021/2021 kaas oo  bilaaban doona 15/8/2022.

Kooxda Atletico Madrid ayaa difaacashada horyaalka La Liga ku bilaaan doonta la ciyaarista kooxda Celta Vigo iyaga oo doonaya in ay difaacdaan horyaalka ay ku guulaysteen xilli ciyaareedkii hore.

Kooxda Atletico Madrid ayaa xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka La Liga ku bilaaban doonta kooxda Deportivo Alaves halka ay kooxda Barcelona la ciyaari doonto kooxda Real Sociedad.

Horyaalka La Liga ayaa noqon doona mid xiiso leh iyada oo si weyn loo sugayo maadama ay kooxaha waaweyn is xoojin doonaan si ay u tartamaan xilli ciyaareedkan.

Halkan Kaga Bogo Kulamada Ugu Horeeya ee xilli ciyaareedka cusub ee La Liga:

MD1

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*