DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 4-aad Ee FA Cup-ka Oo La Sameeyay, Kooxaha Chelsea, Liverpool & Arsenal Oo Ogaaday Kooxaha Ay La Ciyaari Doonaan Wareega Xiga

Waxa la sameeyay Isku aadka wareega 4-aad ee tartanka FA cup-ka oo ay kala badbaadeen kooxaha waaweyn horyaalka premier League.

Kooxda Arsenal oo ah kooxda kooxda ugu weyn ku aaday ayaa la ciyaari doonta Difaacanaysa koobka ee Leicester City laakiin waa hadii ay marka hore dhaafto kooxda Nottingham Forest.

Kooxda Man City ayaa dhankeeda ku aaday kooxda Fulham halka kooxda Chelsea ee laga qaaday koobka xilli ciyaareedkii hore ay la ciyaari doonto kooxda Plymouth.

Kooxda Liverpool ayaa dhankeeda ku aaday kooxda Cardiff kadib markii ay caruurteed iska xaadirisay wareega xiga ee tartanka.

Hadaba halkan hoose kaga bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Crystal Palace v Hartlepool

Bournemouth v Boreham Wood

Huddersfield v Barnsley

Peterborough v QPR

Cambridge v Luton

Southampton v Coventry

Chelsea v Plymouth

Everton v Brentford

Kidderminster v West Ham

Man Utd or Villa v Middlesbrough

Spurs v Brighton

Liverpool v Cardiff

Stoke v Wigan

Nottingham Forest or Arsenal v Leicester

Man City v Fulham

Wolves v Norwich