DEG DEG: Harry Kane Oo Ka Hadlay Xaaladdiisa , Go`aankiisana Wuu Cadeeyay

Harry Kane ayaa war ka soo saaray dhibaatada kala dhex aloosan kooxdiisa Totenham iyadoo laacibka uu ka maqnaa xeradada tababarka lagu waday in u yimaado isniintii .

Harry ayaa si weyn loola xariirinayay in u baxayo xilli Man City aheyd kooxda si weyn u baacsaneysay

Qoraal uu soo dhigay Twitter-ka ayuu ku sheegay ” 10 sano ayaa ka wareegatay marki Tottenham u imid mar waliba taageerayaasha waxa ay ii muujiyeen taageero”.

“Waa arin xanuun bada in aan aqriyo fikradaha taageeraaasha oo shaki gilinaya xirafdeyda¬† balse ma doonayo in aan ku dheeraado , waxaan cadeynayaa in aan diidaneyn in aan imaado tababarka¬† waana ku laabanayaa kooxda”.

Waxa uu intas sii raaciyay Harry Kane ” ma sameynayo wax xumeyn kara xariirka taageerayaashii i garab taagnaa , tababarka beri ayaan ku labanayaa “.

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*