Xiddiga kooxda PSG ee Ousmane Dembélé ayaa ku guulaystay xiddiga Ugu Fiican Adduunka ee abaalmarinta The Best ee ay bixiso FIFA.
Xiddig reer France oo door weyn ka Ciyaaray ku Guulaysiga PSG ee champions league Xilli Ciyaareerdkii hore ayaa loo doortay xiddiga Ugu Fiican Adduunka.
Xiddiga ayaa abaalmarinta ku Garaacay xiddigo badan oo magac leh kana mid yihiin Salah iyo xiddigo kale.
Be the first to comment