DEG DEG + DAAWO :- Roberto Livandowski Muxuu kusoo kordhindoonaa Barcelona & Xogo Xasaasi ah

Daawadayaasheena sharafta leh kusoo dhawaada muuqaal xiiso badan o ku saabsan Update kii ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta & wararkii ugu dambeeyey ee caalamka .

Qodobada aad ku daawaneysaan waxa kamid ah Xidiga kooxda Barcelona Roberto Livandoski waxaan ka eegi doonaa dhinacyo badan

Muuqaalka hoose waxaa sido kale ku daawaneysaa Xogta dhabta ee Taatiko laacibkan waxa uu ku fiican yahay xogo sir ah oo markii ugu horeysay aad ka maqli doontid .

Waxaas oo dhan waxaad ka boganeysaan Muuqaalka Hoose & Xogo ugu dambeeyey ee dunida kubada cagta .