DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixiisa Badalka Pochetino

Kooxda Chelsea ayaa dhamaystirtay Saxiixiisa Tababare Enzo Maresca kas Oo ay ka dhigaysyso tababaraha cusub ee kooxda.

Maresca ayaa badali Doona Tababare Pochetino kaas Oo ka tagay kooxda Kadib dhamaadkii xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa Sheegay in ay Chelsea ogolaatay in aya saxiixato Tababare Maresca.

Maresca ayaa hogaamin doona kooxda Chelsea ilaa sanadka 2029 sida uu Xaqiijiyay Romano.

Chelsea ayaa haatan bixin doonta lacagta magdhawga ah Ee ay kula Soo wareegayso Maresca.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga